News/Wararka

 

Madaxweynaha Dowladda Gobaleed Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” oo soo iray kalfadhigii Golaha Dowladda Gobaleedka Jubbaland

https://www.youtube.com/watch?v=P1x1pqPtj6c

‪#‎Jubbaland‬ State President H.E.Ahmed Mohamed Islana awards honorary certificate to Ex-Somali Ambassador to Kenya H.E.Mohamed Ali Amerio for his public service to the people. http://t.co/FXeFMLMBho

Kismaayo Agoosto 3, 2015 Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka soconeysa Munaasabad lagu qaban qaabinayo Magacaabista Guddiga Doorashooyinka Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

Maanta ayaa lagu wadaa in la soo Magacaabo Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland,kaas oo ka soo shaqeyn doona in Doorasho Xalaal ah oo Cadaalad ku dhacda ay ka qabsoonto Jubbaland.

Guddoomiyaha Baarlamanka Jubbaland Sheikh Cabdi oo la hadlay Warbahinta Gudaha ayaa sheegaya in Guddigaan uu Jubbaland u leeyahay muhiimad maadaama ay ka shaqeynayaan Arrimo doorasho.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Shalay Codsaday in la kor dhiyo Waqtiga Baarlamaanka Jubbaland ay u qabteen in la doorto Madaxweynaha oo ah 15-ka Bishaan 12 Maalin kadib.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku doodaya in ay yartahay mudada la hasto,maadaama ay Howl adag taalo,oo la doonayo in ay dhacdo Doorasho Xalaal ah.

 

Dad badan  ayaa qaba in Axmed Madoobe Shaakadiisa ay tahay anaa Khasanaya anaana Qooysanaya oo aysan jirin Cid la Baratameeysa Doorashada oo ah Qof Dooran Doorta.

safKismayo on Sunday August 02, 2015 UK Ambassador to Somalia H.E. Harriet Matthews & other delegation came to visit Kismayo City & we welcome them to Jubbaland State Government

Muqdisho Agoosto 2, 2015

saf
Ansixintii dastuurka la ansixiyay shalay ka dib, shacabka Jubbaland waxay maanta sugayaan in lagu dhawaaqo gudigii doorashada madaxtinimada Dowladda Jubbaland.
Dhanka kale, waxaa maanta Kismaayo soo gaartay safiiradda Ingiriiska u fadhida Muqdisho marwo Harriet Matthews. Qaar ka mid ah madaxda Dowladda Jubbaland ayaa safiiradda ku soo dhaweeyay Garoonka caalamiga ah ee Axmed Gurey International Airport.

Safiradda ayaa la kulmi doonta madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Dowladda Jubbaland mudane Sheekh Cabdi.

Warar dheeraad ah kala soco dhanaan media xilliyada soo socda

Kismaayo Axad Agoosto 1, 2015 Goor dhaw waxaa magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose lagu ansixiyay Dastuurka KMG-ka ah ee uu yeelanayo maamulka Jubbaland, kaasi oo Laba maalin laga shirayay.

Waxaa Goobta Munaasada ku sugnaa oo ka qeyb galay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geeddi, Wasiirkii Hore ee warfaafinta Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi, Axmed Cabdisalaan, Wasiirkii hore ee wasaaradda Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame, iyo Maxamed Cabdi Afeey oo ah ergeyga gaarka ah ee urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya.

Jubba Jubba1 Jubba3 Jubba4 Jubba5 Jubba6 Jubba7 Jubba8 Jubba9 Jubba11 Jubba12 Jubba13 Jubba14 Jubba15 Jubba16 Jubba17 Jubba18 Jubba19 Jubba20 Jubba21 Jubba22 Jubba23 Jubba24

Kismayo on Saturday August 1, 2015
 State  approved the Jubbaland State Constitution, & many leaders came to witness. https://www.youtube.com/watch?t=222&v=rswaQuQXHkA

kismaaynyo Agoosto 1, 2015 Shacabka Iyo Dowladda Jubbaland waxay hambalyo u dirayaan Shacabka Iyo Dowladda Puntland oo maanta u dabaal-degaya sannad-guuraddii 17naad ee aasaaska Dowladda Puntland

Kismaaynyo Agoosto 1, 2015 Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose lagu ansixiyo Dastuurka maamulka Jubbaland, ka dib markii uu shalay soo dhamaaday shir Laba maalin socday oo arimaha Dastuurka lagu falanqeynayay.

Shirkaan ayaa ah mid ay ka qeybgalayeen 300 oo Ergo, kuwaasi oo maanta ansixin doona Dastuurka.

Shalay ayuu qorshaha ansixintaDastuurka ahaa, hase ahaatee arimo jiro ayaa la sheegay in maanta dib loogu dhigay.

Hadii maanta ay Ergada ku shirsan Xarunta Caymiska ee magaalada Kismaayo ay anisixiyaan Dastuurkaan, waxa ay ka dhigan tahay in maamulka Jubbaland uu yeeshay Dastuur KMG ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Press Release
Kismayo on Thursday July30 , 2015
#Jubbaland State #President H.E. Ahmed Mohamed said that conference held in Mogadishu was NGOS jokes to swindle money on #Somalia.
Jubbaland State & People are not ready to work with failed leaders who stole public salaries to funding their criminal activities including terrorism and terrorists such Shabab Groups to derail law and order in the Jubaland State where they failed to overthrow current Jubbaland State leadership.On behalf of the Jubbaland State and People, we knew that the conference held in Mogadishu should fruitless and starts new political derailment in Somalia.So, it is the best time for our failed leaders such as President H.E. Hassan Sheikh Mohamud and the Somali Speaker of Parliament H.E. Mohamed Sheikh Osman to step down urgently because Somalis and the world are fed up with their corruption, lack of accountability, transparency and trustworthinessWe know that Somalia’s terrorism funding and arming President H.E. Hassan Sheikh Mohamud and his criminal Damu-Jadid Group have officially declared that they won’t hold elections in 2016.Stop Damu-Jadid terror group now before Somalia falls back to the hands of Islamic terrorists.Best Wishes,
Jubbaland state President H.E. Ahmed Mohamed Islan
Jubbaland State Communications Department
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Kismayo Monday on July 27, 2015 #President H.E. Hassan Sheikh Mohamud came to #Kismayo for another peace derailment, and you can read from his face. Well, the People and the Government of Jubbaland State welcomed him however; President H.E. Hassan Sheikh Mohamud determined to overthrow and replace the current leaders of the Jubbaland State Government secretly.Well, the People & the Government of Jubbaland State are fed up with your derailment, and we’re going to stop you whether you like it or not.Watch President’s photos to analyze and see how badly he wants to replace current leaders of the Jubbaland State.Please, Mr. President Hassan, you failed Somalis and Somalia so, step down now!Jubbaland State
Communications Department
Jubbaland News Agency's photo.
Jubbaland News Agency's photo.
Jubbaland News Agency's photo.
Jubbaland News Agency's photo.

Garowe  on Saturday July 11, 2015 Jubbaland State President H.E. Ahmed Mohamed Islan and his delegation reached Puntland State where he meets Puntland State President H.E. Dr. Abdiweli Ali Gas and Puntland people today.

Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
 Addis Ababa Juun 25, 2015 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kula kulmay, Wasiirka Arimaha Dibada dalkaasi Ethiopia

Masuuliyiintaan ayaa ka wada hadlay arimaha taageerada Dowladda Ethiopia ay siiso Maamulka Jubbaland, iyo heshiiskii Dowladda Somalia iyo Maamulka Jubbaland ay ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa uga mahadceliyay Dowladda Ethiopia taageerada wanaagsan ee Maamulkaasi ay siiso iyo sidoo kale sida Ethiopia ay uga go’an tahay dhaqangalka Barnaamijka Federaalka Somalia.

Masuliyiin ka qaybgalay kulanka ayaa soo sheegay in sidoo kale arimaha laga hadlay ay qayb ka aheyd sidii Shabaab looga xureyn lahaa deeganada Gobolada Jubbooyinka ay ka joogaan.

Wasiirka Arimaha Dibada dalka Ethiopia Dr. Tedros Adhanom, ayaa u sheegay madaxda Maamulka Jubbaland in Dowladda Ethiopia ay la garab taagan tahay mar waliba taageero dhinac waliba ah.

Maamul Goboleedyada dallka ka jira ayaa qaarkood waxa ay taageero ka helaan Dowladda Federalka dalka Ethiopia
4 1 2

Addis Ababa Juun 25, 2015  Madaxweynaha Jubbaland,Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku sugan dalka Itoobiya,waxaana halka la sheegay inuu kula shirayo madaxda dalka.

Axmed Madoobe markuu tagay Addis Ababa oo xarun u ah dalka Itoobiya,waxaa ku soo dhaweeyay safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya,iyo wakiilka IGAD ee Somalia danjire Maxamed Cabdi Affey.

Kismaayo Juun 22, 2015 Waxaa maanta ka degey magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka kumeel-gaarka ah ee Jubaland Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Raysalwasaaraha ayaa dib uga soo noqdey safar uu ku tegey dalka Maraykanka, waxaana uu ku soo laabashadiisi dalka ka soo bilaabey magaalada Kismaayo, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo madax ka tirsan maamulkiisa, qaar kamid ah shacabka magaalada iyo waxgarad kale.

Safarka raysalwasaaraha ayaa la xiriira in la dhamaystiro kulamo horey oo uu la qaatey maamulka Jubaland, si loo xaliyo khilaafka u dhexeeya Dowaldda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Jubaland, kadib markii Xildhibaano ka soo horjeeda qaabka loo qaybsadey Golaha Wakiilada ee Jubland ay Baarlamaanka Federaalka geyeen Mooshin, kaas oo sharci darro ku tilmaamaya Golaha Waakiilada ee Jubba.

Raysalwasaaraha iyo wefdigiisa iyo maamulka Jubba waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo uga furmey wada hadal albaabadu u xiran yhiin, shirkaas kadib waxaaa si wada jir ah saxaafadda ula hadley Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan.

Kismaayo Juun 22, 2015 Afhayeenka Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa wareysi uu siiyay idaacada BBC ka warbixiyay kulankii maalintii shalay ahayd magaalada Addis Ababa ku dhexmaray dowlad goboleedka Jubaland iyo Raiisulwasaaraha DFS  Cumar Cabdirashiid.Hoos ka dhagayso wareysiga Afhayeenka

 

Kismayo on Monday June 6, 2015 ‪#‎Jubbaland‬ State President H.E. Ahmed Mohamed Islan confirmed that ‪#‎President‬ H.E. Hassan Sheikh is ‪#‎peace‬ spoiler because as the International Community knows that he funded $12 millions to Al-Shabab Group to recapture Kismayo City where we liberated them with the assistance of the Kenyan Defense Forces.

Unfortunately, President H.E. Hassan Sheikh Mohamud funded and tabled a political motion which he bribed Somali Members of Parliament to submit a motion to derail and destroy the Jubbaland State which was, is and won’t be a possible for him in the near future.

Surely, the Jubbaland State and People build the Jubbaland State complying with the Federal Constitution therefore; it is very shame that President H.E. Hassan Sheikh Mohamud can’t even manage or control how to build the Somali Central State which his own clan lives in.

On behalf of the Jubbaland People and the Jubbaland State, we are fed up with the endless corruptions and political derailment tactics which Somalia’s most corrupted President H.E. Hassan Sheikh Mohamud has been doing against the Jubbaland People and the Jubbaland State.

Jubbaland State is free of Al-Shabab Terrorists and whoever has tried to fund them?

We are warning to the Somali President H.E. Hassan Sheikh Mohamud to stop his derailing tactics because we invited him to share realities in Kismayo City where he even walked without armored vehicles.

By the way, President H.E. Hassan Sheikh Mohamud committed a treason against Somali people in Turkey, and he should be in jail rather starting to derail stable semi-autonomous stets in Somalia.

Whether he likes it or not, the People and the Government of Jubbaland State withdrew Al-Shabab terrorists which President H.E. Hassan Sheikh Mohamud has been funding to derail Jubbaland State.

Well, as the United Nations Monitoring Group on Somalia and Eritrea has exposed their released report on July 12, 2013 which stated the Somali Central Bank Governor paid $ 12 million out of the Somali public treasury which President H.E. Hassan Sheikh Mohamud tried to fund Al-Shabab terrorists in order to recapture the capital city of Jubbaland State – Kismayo has failed so, we are not accepting his foolish derailment tactics any more from now on.

It is true that the Somali Members of Parliament don’t know their responsibilities, and they are now part of continuous obstacles towards the Somali General Elections in 2016 where the Somali People must elect a new leadership from the Somali people who have never committed crimes against humanity.

We have recorded videos which President H.E. Hassan Sheikh Mohamud signed illegal deals, and we will expose soon.

It is the responsibility of the Somali Members of Parliament to question how President H.E. Hassan Sheikh Mohamud committed treason in Turkey than trying to derail Jubbaland State Parliament.

Well, the Somali people and the world knows that how corrupted are Members of the Ruling Damu-jadid Group occupying in Villa Somalia, and we are going to stop them sooner than they think.

We, the Jubbaland People and the Jubbaland State Government thank to the Somali Prime Minister H.E. Omar Abdirashid Ali Sharmake for sharing and building the Jubbaland State with its people.

Best Wishes
#Jubbaland State President H.E. Ahmed Mohamed Islan
Jubbaland State
Communications Department

JPress1

Leave a Reply