Warar/News

 
Kismayo Isniin, Maarso, 11, 2019 (HOL)– Dad aad utiro badan ayaa maanta isugu tagay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kuwaa oo isugu jiray masuuliyiinta dowlad goboleedka Jubbaland, ururrada bulshada rayidka ah iyo ardeyda wax ka barata Iskuulaadka magaalada, ayadoo dadkan ay u tageen halkaasi si ay usoo dhaweeyaan wafdi uu horkacayo raysul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Clai Khayre.
 
Dadka isugu tagay garoonka ayaa sitay calanka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo sawirrada Raysul wasaaraha, waxaana ay ku dhawaaqayeen hal-ku-dhegyo ay kusoo dhaweeynayeen wafdiga.
 
Raysul wasaare Khayre ayaa imaatinkiisa kadib salaam la dhex qaaday madaxdii iyo shacabkii isugu yimid garoonka, waxaana intaa kadib ay madaxdu warbaahinta kula hadleen qeybta nasashada ee Garoonka.
 
Ugu horeyn Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa wafdiga kusoo dhaweeyay Kismaayo, isagoo sheegay in madaxda iyo shacabka reer Jubbaland ay ku faraxsanyihiin imaatinka wafdiga.
Kisaamyo May 7, 2018 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mundane Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe) oo runta ka sheegay Dowladda Federaalka iyo qaska suyaasaddeed ay Ku wado Dowlad Gobaleedka #Jubbaland oo at dhisteen shacabka Jubbaland, waxaana Ummadda Soomaaliyeed ogeysiinayaa inay Dowladda Federaalka Ku mashquulsan tahay burburinta Dowlad gobaleedyada dhisay.
https://youtu.be/xOjyKDZoEy8
Dowlad Jubbaland Sebteembar 30, 2017 Kulankan waxaa goob joog ka ahaa xubnaha golaha Xukuumada ee aan hawlaha shaqo dalka kaga maqnayn iyo labada Madaxweyne ku xigeen ee Jubbaland.
 
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa golaha warbixin ka siiyay safarkii dhawaan uu ku tagay gobolka Gedo iyo waxyabahii usoo qabsoomay.
 
Mudane Axmed Madoobe wuxuu sheegay in Gobolka ay ka jirto isku tashi Bulshada iyo Dowladda dhexdooda ah taas oo soo dadajin doonta in Al-Shabaab la wiiqo awooda ay halkaas ku leeyihiin, wuxuuna xusay in ciidamada iyo shacabku ay isku tiirsan yihiin oo ay si wadajir ah nabagalyada uga shaqaynayaan.
 
Waxaa kale oo Madaxweynaha Jubbaland uu sheegay in xaaladahii abaarta uu gobolku kasoo kabanayo isla markana ay Noloshu soo hagaagayso.
 
Ciidamada ayuu sheegay in la tayayn doono isla markana ay dardar galinayaan sidii Degmooyinka gobolka la isugu furi lahaa deeganada wali Al-Shabaab ay Jubbaland ka joogana looga xorayn lahaa.
 
Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaa kale oo golaha uu uga warbixiyay halka ay marayso xaaladda Siyaasadda dalka, isagoo sheegay in ay meel wanaagsan marayaan dadaallada uu ugu jiro sidii magaalada Kismaayo loogu qaban lahaa kulan wadatashi ah oo xaalada dalka lagu dajinayo.
 
Madaxweynaha Jubbaland wuxuu sheegay in dhamaan xubnaha golahu ay u diyaar garoobaan sidii shirkaas oo si habsami leh ugu qabsoomi lahaa isla markana wuxuu dadweynaha ka codsaday in ay nabgalyada adkeeyaan.
 
Golaha ayaa isku raacay in loo diyaar garoobo qabsoomida shirka iyadoo martida ka qayb galaysa shirka Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda dhexe loo sameeyay gudiyo hawshan qaban qaabiya isla markana dardar galin doona hawlaha shirka.
 
Labada Madaxweyne kuxigeen ee Jubbaland iyo xubno ka tirsan golaha ayaa hawshan hormuud looga dhigay iyadoo si rasmi ah loo bilaabay qaban qaabada shirka oo bilaabanaya Todobadkan gudahiisa.
 
Waxaa kale oo kulanka golaha Wasiirada oo ahaa mid aan caadi ahayn lagaga hadlay sidii loo meel marin lahaa xeerka dhulka iyo hantida Dowladda sida ugu dhaw bacdamaa ay muhiim tahay in dhulka dhisan ama banana ee ay Dowladu leedahay in gacanteeda lagu soo celiyo waxaana kulanka kan xiga xubnaha golaha loogu qaybin doona qoraalka xeerkan oo dhamaystiran.
 
Golahu waxaa kale oo ay ka hadleen dhacdadii diyaaradaha dagaalku ay ku duqeeyeen dad shacab ah gobolka Gedo iyadoo la isku raacay in baaritaan dheeri ah la sameeyo Xukuumaduna ay go’aan rasmi ah oo hawlgalada noocan ah la xiriira soo saarto si loo dhawro muwaadiniinta ku nool meelaha Argagixisada lagu beegsanayo waxyeelana looga ilaaliyo.
 
Wasaaradda Arimaha gudaha ayaa xubnaha golaha Wasiiradu ka dalbadeen in sida ugu dhakhsiyaha badan lagu soo gudbiyo siyaasadda lagu maaraynayo barakacayaasha iyo dadka dib uga soo laabanaya xeryaha Qoxootiga Dhadhaab.
Image may contain: 3 people , beard and closeup

Kismaaayo Nofeembar 11, 2016 Ra’iisal Wasaare Mudane Cumar Cabdirashiid Cali iyo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axamed Maxamed Islaam “ Axmed Madow” ayaa si wada-jira ugu hambalyeeyey Mudane Dr. Badal W. Kaariye oo kamid noqday xildhibaannadda Aqalka Sare u matali doona Dowlad Gobaleedka Puntland State.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axamed Maxamed Islaam “ Axmed Madow” ayaa si wada khiray inuu shaqo weyn u qabtay Mudane Dr. Badal W. Kaariye ay sabab u tahay inay dhisanto Dowlad Gobaleedka Jubbaland State.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axamed Maxamed Islaam “ Axmed Madow” oo si weyn ugu mahadceliye Dr. Badal W. Kaariye iyo shaqadii uu u qabtay Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa sidoo kale uga mahadceliyey caawintii iyo gargaarkii ay Dowlad Gobaleedka Puntland la garab taagnayd dhismaha dowlad gobaleedka Jubbaland State.

Waad Mahadsant tihiin,
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axamed Maxamed Islaam “ Axmed Madow”
www.jubbalandstate.so/, 2016 Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay wafdiga Raraysal wasaaraha mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland i.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo madaxweynaha Jubbaland Axmad Maxamad Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxa ay wada qaateen kulan mudo saacado ah socday, kaas oo ay uga hadleen arrimaha doorashooyinka dalka

Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan safarka raysal wasaaraha, sidoo kalena ay wadaan howlaha doorashada.

Ugu danbeyna, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa dhankiisa ku baaqay in la dar-dar geliyo Doorashada aqalka hoose ee deegaanada Jubbaland.

Kismaayo May 24, 2016 Magaalada Kismaayo ee Xarunta kmg ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa manta tababar lagu soo xiray Ciidamo garaya 200 o askari.

 
Ciidamadan oo ah kuwa isku dhaaf ah ayaa waxaa ay mudo lixbilood ah tababar ku qadanayay duleedka Magaalada Kismaayo.
 
Xiritaanka Tababarkaan ayaa waxaa si wada jir ah uga qayb galaya Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdiraashi Cabdinuur Janan Taliyaha Booliska Somaliyeed Gen Xamuud iyo Taliyeyaal iyo Masuliyiin ka socda Amisom.
https://www.youtube.com/watch?v=ryZQkpZA8d0

Kismayo on Wednesday May 18, 2016
‪#‎Jubbaland‬ State ‪#‎President‬ H.E. Ahmed Mohamed Islam announced his cabinet today while many clans left in the dark.

Jubbaland Magazine's photo.
Jubbaland Magazine's photo.

Kismaayo May 15, 2015 Madaxweyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu ku dhawaaqay labada Madaxweyne ku xigeen ee dowladiisa, waxaa loo kala magacaabay Maxamuud Sayid Aadan oo loo magacaabay madaxweyne ku xigeenka koowaad iyo Cabduqaadir Xaaji Oo loo Magacaabay madaxweyne ku xigenka Labaad,

Munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada Jubbaland ayaa looga dhawaaqay xilalkan halkaasoo uu ku sugnaa madaxweynaha Jubbaland iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda.

Afhayeenka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay magacaabiista labada madaxweyne ku xigeen.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa horrey u soo noqday xildhibaan iyo wasiir dawladihii ku-meelgaarka ee dalka soo maray,sidoo kale wuxuu soo noqday madaxweyne ku xigeenka maamulka Koonfur Galbeed ee lixda gobal ee looga dhawaaqay Baydhabo balse markii dambe Lagu kala tagay,

Maxamuud Sayid Aadan ayaa intaas kaddib wuxuu yimid magaalada Kismaayo isaga iyo siyaasiyiin kale oo horrey uga soo horjeestay Jubbaland balse markii dambe ay heshiis la galeen dowladda Jubbaland.

Dhinaca Kale waxaa Madaxweyne Ku Xigenka Labaad ee Maamulka Jubbaland Loo Magacaabay Cabduqaadir Xaaji Maxamud Yusuf, Oo Mudooyinkii U Danbeeyay Ku Sugnaa Magaaladda Kismaayo.

Jubbaland Vice-President's photo.

#Jubbaland State President H.E. Ahmed Mohamed Islam gave interview to Universal Somali TV discussing issues & truth

Kismaayo Maarso 14, 2016 Madaxweynaha Mamaulka Jubbaland Axmed Madoobe oo Shir Jaraa’id Magaalada Ki8smaayo ay ugu wada qabteen wakiilka Midowga Afrika u qabailsan AMISOM ayaa,waxaa uu sheegay Axmed Madoobe in isaga ay la quman tahay in Beesha Caalamka iyo Dowladaha taageera Ciidanka Soomalaiya ay taageeradooda siiyaan Ciidamada Maamul Goboleedyada.

Axmed Madoobe,waxaa uu sheegay in Ciidan la isku dhafo ay ku adagtahay dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in ay ku mashquulsan tahay Siyaasadda sidaa darteedna ay wanaagsan tahay in la taageero ciidamada Mamaul Goboleedyada si  Al-shabaab ay uga saaraan Dhulka ay heystaan.

Waxaa uu sheegay in Maamulkiisa Jubbaland ay diyaar u yihiin in ay ka qeybgalaan howlgalka ugu horreeya ee ay AMISOM fulineyso,islamarkaan maamul Goboleedyada kale loo baahan yahay in laga taageero dhismaha Ciidamadooda.

Ciidanka Federaalka ayuu sheegay in aysan  buuxin Karin doorka looga baahan yahay Maddaama Dowladda ay ku mashquulsan tahay jaan gooynta Siyaasadda.


Muqdisho Maarso 05, 2016 Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Shiikh Cismaan oo maanta si rasmi ah u xiray kal-fadhiga 7aad ee kullanka Golaha Shacabka Soomaaliyeed asagoo kula dardaarmay Xildhibaannadda inay si fiican ugu soo guuro-galaan shacabka iyo meelaha ay matalaan si looga wada shaqeeyo nabadda iyo horumarka dalka.
Muqdisho Maarso 05, 2016
Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Shiikh Cismaan oo maanta la gudoonsiiyey billad sharaf ka timid Machad Talyaani ah kaasoo lahu guddonsiiyeye hawlsha uu u hayo Ummadda Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Shiikh Cismaan waxuu aqbalay billadaas abaalmarinta ah.

Aden Ugaas baqoow oo Ka Hadley Xaaladda Kismaayo iyo Jubbaland
https://www.youtube.com/watch?v=NyKuaDnyuY0&feature=share
 
 State H.E. AHmed Mohamed Islam & his delegation traveled to Istanbul,  to take part Somali

#Jubbaland State President H.E. Ahmed Mohamed Islam exposed the endless lies of the International Community and how the Somali Federal Government failed to reach compromise in order to hold free and fair elections in 2016.

A big shame to the International Community failures in Somalia as they tried to stern around illegally therefore; it is very shameful for the international community to lie publicly giving bogus press conferences in Mogadishu City and at the UN Headquarter in New York.

Listen to the #Jubbaland State President H.E. Ahmed Mohamed Islam speaking to the Jubbaland State people for sharing the truth of Mogadishu Conference and its failure which was spearheaded by the International Community and Somali Federal Government.

Press Release

Mogadishu on Wednesday January 27, 2016 #Jubbaland State President H.E. Sheikh Ahmed Mohamed Islam has officially withdrawn from the Somali government sponsored conference in Mogadishu City after the Somali Federal Government failed to implement general elections based on democratic voting systems which is one man one vote.

Unfortunately, after 3 and half years, a majority of the Somali people wants to hold general elections in 2016 as the Current Somali Federal Constitution stated, however; Somalia’s Current President H.E. Hassan Sheikh Mohamed and his minority Damu-Jadid criminally organized Group are now unable to even secure and save people in Mogadishu City where Shabab terrorists are attacking in key government sites.

On behalf of the People and the Government of Jubbaland State, we are not ready to derail Somalia’s future therefore; we withdrew from this failed conference in Mogadishu City which the Somali Federal President H.E. Hassan Sheikh Mohamud and the foreign entities have the responsibility of its political failure.

I also thank to the Somali people who heard and supported the formation of #Jubbaland State, and we are very glad to work with them.

Best Regard,

H.E. Ahmed Mohamed Islam

#Jubbaland State President

Jubbaland State

Department of the Public Information and Communications

Kismayo on Sunday January 10, 2016 Jubbaland State welcomed many regional semi-autonomous Presidents and other delegations who will take part a conference to be held tomorrow in Kismayo City.

Codka Jubbaland's photo.
Codka Jubbaland's photo.
Codka Jubbaland's photo.
Codka Jubbaland's photo.
#Jubbaland State Vice-President H.E. Gen. Abdullahi Sheikh Ismail welcomed Ethiopian AMISOM troops to #Kismayo City.

#‎Jubbaland‬ State ‪#‎President‬ H.E. Ahmed Mohamed Islam met Ethiopian Foreign Affairs Minister H.E. @DrTedros in Addis Ababa on December 30, 2015

Jubbaland Parliament's photo.
Jubbaland Parliament's photo.
Jubbaland Parliament's photo.
Kismayo on Sunday December 27, 2015 #Jubbaland State Government welcomes the newly appointed President of Bakool State and his Vice-President, and we wish this newly appointed leadership to work with other semi-autonomous states in the country.
 
We, the Government of the Jubbaand State thank to the Somali Prime Minister H.E. Omar Abdirashid Ali and the Speaker of Parliament H.E. Prof. Mohamed Sheikh Osman to let Somali people form their semi-autonomous states in Somalia, and we are very proud to work with other semi-autonomous states in Somalia in order to revive national prestige and everlasting peace in Somalia and in the Horn of Africa.
 
Well, we know that Somalia will soon elect new leadership in 2016, and we are going to elect the right candidates in 2016 to represent the common interests of the people and the Republic of Somalia.
 
Best Wishes,
 
H.E. Ahmed Mohamed Islam “Ahmed Madobe
The President of the Jubbaland State, Somalia
Office of the Jubbaland President
Communications Department
 

Kismaayo Diseembar 16, 2015  C/lahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo xubno ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa booqday furumaha ciidamada maamulka Jubbaland ay ku sugan yihiin.

Fartaag iyo xubnihii uu hogaaminaayay ayaa socdaalkooda ka bilaabay Jaamacadda magaalada Kismaayo oo ay ku sugan yihiin ciidamo aad u farabadan oo loo diyaariyay isku dhafka.

Fartaag iyo Mas’uuliyiinta kale ayaa booqashadooda ku xijiyay difaaca ciidamada darawishta ay ku leeyihiin Dugsiga tababarka cidamada ee akaadiimiyada waxaana ay soo kormeeren difaacyada ciidamada.

Mas’uuliyiintaasi ayaa halkaasi kula hadlay Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kuwa difaaca waxa ayna u sheegen in salaan iyo bogaadinba ay kaga wadaan madaxweynaha maamulka Axmed Madoobe

Saraakiisha iyo Ciidamada ayay ugu baaqen inaan la dayicin howlaha shaqo oo ay ka hayaan Furumaha ciidamada.

Fartaag waxa uu saraakiisha ugu baaqay in cabashooyinka ciidamada ay usoo gudbiyaan maamulka.

fartaag1fartaag2fartaag3fartaag4

Jubbaland Parliament's photo.
Jubbaland Parliament's photo.
Jubbaland Parliament's photo.
Jubbaland Parliament's photo.
 Photos of Today’s Eid Mubarak celebrations in Kismayo, Jubbaland State.
See looga ciiday Dowlad Gobaleedka Jubbaland State maanta.
Jubbaland News's photo.
Jubbaland News's photo.
Jubbaland News's photo.
Press Release on Wednesday September 23, 2015
#Jubbaland State President H.E. Ahmed Mohamed Islam returned to Kismayo City where he confirmed Mogadishu conference was foreign failure.
#Jubbaland State confirmed that Mogadishu conference was foreign failure to meddle with #Somalia’s internal affairs.It is unfortunate that the United Nations Political Office for Somalia and foreign governments to violate the federal constitution which states clearly that two and more regions in Somalia can form their semi-autonomous state in Somalia.On behalf of the Jubbaland State people and my government, we want to tell and share that foreign intervention in Somalia won’t solve our internal crisis, and the biggest problem for political derailment was the Somali Federal Government which does not comply with the Federal Constitution.It’s very clear that the Somali people and the world understands that there are foreigners who wants to swindle on bogus projects in Somalia, and it’s the best time to stop their illegal preference to meddle with Somalia’s internal affairs otherwise; we can force them to leave Somalia as soon as possible.Jubbaland State clarified that Puntland State left the Mogadishu conference after Puntland State saw the constant violation of the Federal Constitution by the Somali Federal Government in conjunction with foreign international NGOS which meddles with Somalia’s internal affairs.Best Wishes,
Jubbaland State
Communications Department
Jubbaland Parliament's photo.
Jubbaland Parliament's photo.
Jubbaland Parliament's photo.
Jubbaland Parliament's photo.
#‎Jubbaland‬ State & People inaugurated the first democratically elected President of the Jubbaland State H.E. Ahmed Mohamed Islam where Somali leaders such Prime Minister his Excellency Omar Abdirashid Ali, President his Excellency Hassan Sheikh Mohamud, The Ethiopian Federal Minister of Foreign Affairs his Excellency Tedros Adhanom, Puntland State President his Excellency Dr. Abdiweli Ali Gas and other unconstitutionally complied with regional semi-autonomous Presidents of Galmudug and South West Administrations attended this wonderful presidential inaugration.Well, the Somaliland State, Puntland State and Jubbaland State are the only complying with the Federal Constitution thus, it is a great honor for the Jubbaland State People and its newly appointed Jubbaland State President his Excellency AHmed Mohamed Islam to appoint new and clean cabinet who can work for the betterment of the Jubbaland State People and its infrastructures.Best Wishes,
Jubbaland State
Jubbaland Communications Department

#‎Jubbaland‬ State President H.E. Ahmed Mohamed Islam welcomes ‪#‎Puntland‬ State President H.E. Dr. Abdiweli Ali Gas and his delegation today in Kismayo where two Somali Semi-Autonomous Presidents will discuss bilateral and friendly cooperation on Friday September 11. 2015

Jubbaland State in Somalia's photo.
Jubbaland State in Somalia's photo.
Jubbaland News's photo.
Kismayo on Sunday August 30, 2015 Prime Minister H.E, Omar Abdirashid held this press conference with the Jubbaland State President H.E. Ahmed Mohamed Islam in Kismayo, and you can listen to this press conference rcorded audio from this link:http://dhanaanmedia.com/dhageyso-shirki-jaraaid-ee-madaxweyne-axmed-iyo-raiisul-wasaare-sharmaarke/

Kismayo State Agoosto 26, 2015 Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Jubbaland  Midane Axmed Maxamed Islaam oo saaka aroortii dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, isaga oo kasoo kicitimay Magaalada Nairobi ayaa booqday Xerada ciidanka ee Sabtidii lasoo dhaafay Ismiidaaminta ay ka dhacday.

Axmed Madoobe oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan Maamulkaasi ayaa tagay goobtii ciidanka lagu qarxiyay, waxaana warbixin ay ka dhageysteen Saraakiisha ciidamada Xerada.

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland iyo masuuliyiin kale ayaa la socotay Booqashada Axmed Madoobe uu maanta ku tagay Xarunta Jaamacada Magaalada Kismaayo oo ciidamada lagu tababaro.

Saraakiisha ciidamada ayaa Axmed Madoobe u faah-faahiyay qaabka qaraxa uu u dhacay iyo sidoo kale khasaaraha rasmiga ah ee ciidamada qaraxaasi kasoo gaaray.

Masuuliyada qaraxaasi Ismiidaaminta ah waxaa sheegtay Ururka Al Shabaab oo sheegay inay weerarkasi ku dileen ku dhawaad 100 Askari, sidoo kalena ay waxyeelo ugu geysteen Saraakiil Amisom ka tirsan.

Kasokoow hadalka Ururka Shabaab, qaraxaasi waxaa ku dhintay ciidamo gaaraya 25 Askari halka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 40 Askari oo ciidamadii tababarka u taagnaa ahaa.

Jubbaland ayaa weerarkaasi Ismiidaaminta ah waxa ay u toogatay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada oo magaciisa lagu sheegay Cali Sankuus  oo lagu eedeeyay inuu wax ka ogaa qaraxa.

Madoobe-1Madoobe-2Madoobe-3Madoobe-4Madoobe-5Madoobe12

on Sunday August 23, 2015 State banned Universal TV for doing something which was out of journalistic ethics and codes & we banned it to work in this state.

uni
War kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa gabi ahaan gobolada Jubbaland ee kala ah Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo looga mamnuucay in uu ka hawlgalo taleefishinka Universal ee afka Soomaaliga ku hadla.

Taleefishinkani ayaa lagu heley falal faafin been abuur ka dhan ah dowladda Jubbaland, kaasi oo soo socdey muddo labo sano ka badan.

Taleefishinka ayaa sameeyey waxyaabo badan oo ka taloowsan anshaxa suuban ee saxaafadda, dhiirigalinta nabadda iyo xasiloonida dalka, isaga oo sidoo kale huriyey colaado ahli ah.

Sidaasi darteed dowlad goboleedka Jubbaland waxa ay gabi ahaanba mabnuucdey Universal TV, mana jirto cid matalaysa oo ka hawlgali karta gudaha Jubbaland, haddii cid lagu qabtana waxaa laga qaadayaa talaabo sharciga waafaqsan.

JOINT PRESS STATEMENT: UN, AMISOM, Int’l partners congratulate Sheikh Ahmed Mohamed Islam “Madobe”

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Sheikh Ahmed Mohamed Islam “Madobe” on Presidential elections

Mogadishu, 18 August 15: The United Nations, the African Union Mission in Somalia (AMISOM), the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), the European Union (EU) and the United Kingdom congratulated Sheikh Ahmed Mohamed Islam “Madobe” on his election as the President of the Interim Jubba Administration (IJA) on 15 August.

“We congratulate Sheikh Ahmed Mohamed Islam “Madobe” on being elected President of the Interim Jubba Administration by the Jubba Regional Assembly. We commend H.E. Madobe’s commitment to work earnestly with the committee formed by Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke to address the composition of the IJA Regional Assembly and we encourage him to take steps to resolve this issue at the earliest in an inclusive manner.

We welcome H.E. Madobe’s support for the outcomes of the High Level Partnership Forum as well as for United Nations Security Council Resolution 2232 (2015).

We encourage H.E. Madobe, the IJA and the Federal Government of Somalia to work closely with other Somali stakeholders to hold constructive dialogue on the state formation process and the electoral process for 2016.

We commend the IJA for their commitment to work in close coordination and collaboration with the Somali National Army and AMISOM to liberate the remaining territories under the IJA’s administration from Al-Shabaab and extend state authority.

We note that international partners will continue efforts at mobilising resources through existing mechanisms with a view to supporting the delivery of basic services to the population of these areas and building the capacity of the IJA.”

ENDS

====

WARSAXAAFADEED WADAJIR AH: Qaramada Midoobay, AMISOM, IGAD, Midowga Yurub, iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) oo Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” ugu hambalyeeyay doorashada Madaxtinimada.

Muqdisho, 18 Agoosto 15: Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) ayaa ugu hambalyeeyay Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” doorashadii dhacday 15kii Agoosto ee loogu doortay Madaxweynaha Maamulka Ku-Meelgaarka ee Jubba (IJA).

“Waxaan Sheekh Axmed Maxamed Islam “Madoobe” ugu hambalyeeynaynaa doorashadii Golaha Baarlamaanka ee Jubba ugu doortay inuu noqdo Madaxweynaha Maamulka Kumeelgaarka ee Jubba. Waxaan bogaadinaynaa sida Mudane Madoobe ay uga go’antahay inuu si dhab ah ula shaqeeyo guddigii uu dhisay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke si xal loogu helo qaab dhismeedka Golaha Baarlamaanka ee Maamulka Ku-Meelgarka ee Jubba waxaana ku dhiirrigelinaynaa (Mudane Madoobe) in arrintan sida ugu dhakhsiyaha badan loo xalliyo iyadoo loo marayo qaab loo wada dhanyahay.

Waxaan soo dhoweynaynaa taageerada uu Mudane Madoobe u muujiyay natiijadii ka soo baxday (shirkii) Madasha Wadatashiga Heerka Sare iyo weliba Qaraarka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2232 (2015).

Waxaan ku dhiirigelinaynaa Mudane Madoobe, Maamulka Kumeelgaarka ee Jubba iyo Dowladda Federaalka inay si dhow ula shaqeeyaan Soomaalida inteeda kale ee ay arritu khusayso si wadahadal wax dhisaya looga yeesho hanaanka maamul dhisidda iyo hanaanka doorasho ee 2016.

Waxaan Maamulka Ku-Meelgaarka ah ee Jubba ku ammaanaynaa sida ay uga go’antahay inay si dhow ula shaqeeyaan iskaashina la yeeshaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM si loo xoreeyo deegaanada weli ku harsan gacanta Al-Shabaab loona baahiyo Maamulka Ku-Meelgaarka ah ee Jubba.

Waxaan garowsanahay in saaxiibada caalamku ay sii wadi doonaan dadaalka loogu jiro dhaqaale ururinta iyadoo loo marayo nidaamyada hadda jira si loo taageero adeegyada asaasiga ah oo la gaarsiiyo dadka ku nool gobolladan lana dhiso tayada Maamulka Ku-Meelgaarka ah ee Jubba.”

Dhamaad

Jubbaland State's photo.

Kismayo on Sunday August 15, 2015 ‪#‎Jubbaland‬ State Members of Parliament elected Jubaland ‪#‎President‬ to H.E. Ahmed Mohamed Islan today, & he thanks to Jubaland Members of Parliament.

Congratulations to newly elected President of Jubbaland State H.E. Ahmed Mohamed Islan “Ahmed Madonne” for making come and contracting your media advertisement and campaign with the SME Media Company.

Waxaa maanta Xarunta Ceymiska ee Magaalada Kismaayo ka dhacday doorasho dadka inta badan natiijada kasoo baxeysa ay sii ogaayeen, waxaana doorashada ku tartmayay ilaa afar Musharax uu ku jiro Hogaamiyihii Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe.

Doorashada oon waqti badan qaadan ayaa lagu kala baxay wareega koowaad ee doorashada, waxaana si aqlabiyad leh ugu guuleestay Hogaamiyaha Jubbaland oo helay codad gaaraya 68-cod, waxaana doorashada codkooda dhiibtay xildhibaano gaaraya 74-Xildhibaan.

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii uu guuleestay kadib waxaa durba lagu dhaariyay xarunta ceymiska ay maanta ka dhacday Doorashada.

Dowlada Soomaaliya ayaan wali ka hadlin doorashada natiijadeeda lasii ogaa ee maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo, waxaana la filayaa in xubno katirsan Dowlada ay doorashada soo dhaweeyaan halka kuwa kalana ay kasoo horjeesan doonaan .

Baarlamaanka Jubbaland ee maanta Kismaayo ku doortay Madaxweyne Sheekh Axmed Madoobe ayaa ah Baarlamaan aan kalsooni heysan, waxaana kol hore Kalsoonida kala laabtay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

dha_1dha_2dha_3

#‎Jubbaland‬ State President H.E.Ahmed Mohamed Islana awards honorary certificate to Ex-Somali Ambassador to Kenya H.E.Mohamed Ali Amerio for his public service to the people. http://t.co/FXeFMLMBho

Kismaayo Agoosto 3, 2015 Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka soconeysa Munaasabad lagu qaban qaabinayo Magacaabista Guddiga Doorashooyinka Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

Maanta ayaa lagu wadaa in la soo Magacaabo Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland,kaas oo ka soo shaqeyn doona in Doorasho Xalaal ah oo Cadaalad ku dhacda ay ka qabsoonto Jubbaland.

Guddoomiyaha Baarlamanka Jubbaland Sheikh Cabdi oo la hadlay Warbahinta Gudaha ayaa sheegaya in Guddigaan uu Jubbaland u leeyahay muhiimad maadaama ay ka shaqeynayaan Arrimo doorasho.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Shalay Codsaday in la kor dhiyo Waqtiga Baarlamaanka Jubbaland ay u qabteen in la doorto Madaxweynaha oo ah 15-ka Bishaan 12 Maalin kadib.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku doodaya in ay yartahay mudada la hasto,maadaama ay Howl adag taalo,oo la doonayo in ay dhacdo Doorasho Xalaal ah.

Dad badan  ayaa qaba in Axmed Madoobe Shaakadiisa ay tahay anaa Khasanaya anaana Qooysanaya oo aysan jirin Cid la Baratameeysa Doorashada oo ah Qof Dooran Doorta.

safKismayo on Sunday August 02, 2015 UK Ambassador to Somalia H.E. Harriet Matthews & other delegation came to visit Kismayo City & we welcome them to Jubbaland State Government

Muqdisho Agoosto 2, 2015

saf
Ansixintii dastuurka la ansixiyay shalay ka dib, shacabka Jubbaland waxay maanta sugayaan in lagu dhawaaqo gudigii doorashada madaxtinimada Dowladda Jubbaland.
Dhanka kale, waxaa maanta Kismaayo soo gaartay safiiradda Ingiriiska u fadhida Muqdisho marwo Harriet Matthews. Qaar ka mid ah madaxda Dowladda Jubbaland ayaa safiiradda ku soo dhaweeyay Garoonka caalamiga ah ee Axmed Gurey International Airport.

Safiradda ayaa la kulmi doonta madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Dowladda Jubbaland mudane Sheekh Cabdi.

Warar dheeraad ah kala soco dhanaan media xilliyada soo socda

Kismaayo Axad Agoosto 1, 2015 Goor dhaw waxaa magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose lagu ansixiyay Dastuurka KMG-ka ah ee uu yeelanayo maamulka Jubbaland, kaasi oo Laba maalin laga shirayay.

Waxaa Goobta Munaasada ku sugnaa oo ka qeyb galay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geeddi, Wasiirkii Hore ee warfaafinta Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi, Axmed Cabdisalaan, Wasiirkii hore ee wasaaradda Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame, iyo Maxamed Cabdi Afeey oo ah ergeyga gaarka ah ee urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya.

JubbaJubba1Jubba3Jubba4Jubba5Jubba6Jubba7Jubba8Jubba9Jubba11Jubba12Jubba13Jubba14Jubba15Jubba16Jubba17Jubba18Jubba19Jubba20Jubba21Jubba22Jubba23Jubba24

Kismayo on Saturday August 1, 2015
 State  approved the Jubbaland State Constitution, & many leaders came to witness. https://www.youtube.com/watch?t=222&v=rswaQuQXHkA

kismaaynyo Agoosto 1, 2015 Shacabka Iyo Dowladda Jubbaland waxay hambalyo u dirayaan Shacabka Iyo Dowladda Puntland oo maanta u dabaal-degaya sannad-guuraddii 17naad ee aasaaska Dowladda Puntland

Kismaaynyo Agoosto 1, 2015 Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose lagu ansixiyo Dastuurka maamulka Jubbaland, ka dib markii uu shalay soo dhamaaday shir Laba maalin socday oo arimaha Dastuurka lagu falanqeynayay.

Shirkaan ayaa ah mid ay ka qeybgalayeen 300 oo Ergo, kuwaasi oo maanta ansixin doona Dastuurka.

Shalay ayuu qorshaha ansixintaDastuurka ahaa, hase ahaatee arimo jiro ayaa la sheegay in maanta dib loogu dhigay.

Hadii maanta ay Ergada ku shirsan Xarunta Caymiska ee magaalada Kismaayo ay anisixiyaan Dastuurkaan, waxa ay ka dhigan tahay in maamulka Jubbaland uu yeeshay Dastuur KMG ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Press Release
Kismayo on Thursday July30 , 2015
#Jubbaland State #President H.E. Ahmed Mohamed said that conference held in Mogadishu was NGOS jokes to swindle money on #Somalia.
Jubbaland State & People are not ready to work with failed leaders who stole public salaries to funding their criminal activities including terrorism and terrorists such Shabab Groups to derail law and order in the Jubaland State where they failed to overthrow current Jubbaland State leadership.On behalf of the Jubbaland State and People, we knew that the conference held in Mogadishu should fruitless and starts new political derailment in Somalia.So, it is the best time for our failed leaders such as President H.E. Hassan Sheikh Mohamud and the Somali Speaker of Parliament H.E. Mohamed Sheikh Osman to step down urgently because Somalis and the world are fed up with their corruption, lack of accountability, transparency and trustworthinessWe know that Somalia’s terrorism funding and arming President H.E. Hassan Sheikh Mohamud and his criminal Damu-Jadid Group have officially declared that they won’t hold elections in 2016.Stop Damu-Jadid terror group now before Somalia falls back to the hands of Islamic terrorists.Best Wishes,
Jubbaland state President H.E. Ahmed Mohamed Islan
Jubbaland State Communications Department
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Kismayo Monday on July 27, 2015 #President H.E. Hassan Sheikh Mohamud came to #Kismayo for another peace derailment, and you can read from his face. Well, the People and the Government of Jubbaland State welcomed him however; President H.E. Hassan Sheikh Mohamud determined to overthrow and replace the current leaders of the Jubbaland State Government secretly.Well, the People & the Government of Jubbaland State are fed up with your derailment, and we’re going to stop you whether you like it or not.Watch President’s photos to analyze and see how badly he wants to replace current leaders of the Jubbaland State.Please, Mr. President Hassan, you failed Somalis and Somalia so, step down now!Jubbaland State
Communications Department
Jubbaland News Agency's photo.
Jubbaland News Agency's photo.
Jubbaland News Agency's photo.
Jubbaland News Agency's photo.

Garowe  on Saturday July 11, 2015 Jubbaland State President H.E. Ahmed Mohamed Islan and his delegation reached Puntland State where he meets Puntland State President H.E. Dr. Abdiweli Ali Gas and Puntland people today.

Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
Jubbaland Ministry of Foreign Affairs's photo.
 Addis Ababa Juun 25, 2015 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kula kulmay, Wasiirka Arimaha Dibada dalkaasi Ethiopia

Masuuliyiintaan ayaa ka wada hadlay arimaha taageerada Dowladda Ethiopia ay siiso Maamulka Jubbaland, iyo heshiiskii Dowladda Somalia iyo Maamulka Jubbaland ay ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa uga mahadceliyay Dowladda Ethiopia taageerada wanaagsan ee Maamulkaasi ay siiso iyo sidoo kale sida Ethiopia ay uga go’an tahay dhaqangalka Barnaamijka Federaalka Somalia.

Masuliyiin ka qaybgalay kulanka ayaa soo sheegay in sidoo kale arimaha laga hadlay ay qayb ka aheyd sidii Shabaab looga xureyn lahaa deeganada Gobolada Jubbooyinka ay ka joogaan.

Wasiirka Arimaha Dibada dalka Ethiopia Dr. Tedros Adhanom, ayaa u sheegay madaxda Maamulka Jubbaland in Dowladda Ethiopia ay la garab taagan tahay mar waliba taageero dhinac waliba ah.

Maamul Goboleedyada dallka ka jira ayaa qaarkood waxa ay taageero ka helaan Dowladda Federalka dalka Ethiopia
4 1 2

Addis Ababa Juun 25, 2015  Madaxweynaha Jubbaland,Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku sugan dalka Itoobiya,waxaana halka la sheegay inuu kula shirayo madaxda dalka.

Axmed Madoobe markuu tagay Addis Ababa oo xarun u ah dalka Itoobiya,waxaa ku soo dhaweeyay safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya,iyo wakiilka IGAD ee Somalia danjire Maxamed Cabdi Affey.

Kismaayo Juun 22, 2015 Waxaa maanta ka degey magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka kumeel-gaarka ah ee Jubaland Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Raysalwasaaraha ayaa dib uga soo noqdey safar uu ku tegey dalka Maraykanka, waxaana uu ku soo laabashadiisi dalka ka soo bilaabey magaalada Kismaayo, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo madax ka tirsan maamulkiisa, qaar kamid ah shacabka magaalada iyo waxgarad kale.

Safarka raysalwasaaraha ayaa la xiriira in la dhamaystiro kulamo horey oo uu la qaatey maamulka Jubaland, si loo xaliyo khilaafka u dhexeeya Dowaldda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Jubaland, kadib markii Xildhibaano ka soo horjeeda qaabka loo qaybsadey Golaha Wakiilada ee Jubland ay Baarlamaanka Federaalka geyeen Mooshin, kaas oo sharci darro ku tilmaamaya Golaha Waakiilada ee Jubba.

Raysalwasaaraha iyo wefdigiisa iyo maamulka Jubba waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo uga furmey wada hadal albaabadu u xiran yhiin, shirkaas kadib waxaaa si wada jir ah saxaafadda ula hadley Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan.

Kismaayo Juun 22, 2015 Afhayeenka Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa wareysi uu siiyay idaacada BBC ka warbixiyay kulankii maalintii shalay ahayd magaalada Addis Ababa ku dhexmaray dowlad goboleedka Jubaland iyo Raiisulwasaaraha DFS  Cumar Cabdirashiid.Hoos ka dhagayso wareysiga Afhayeenka

Kismayo on Monday June 6, 2015 ‪#‎Jubbaland‬ State President H.E. Ahmed Mohamed Islan confirmed that ‪#‎President‬ H.E. Hassan Sheikh is ‪#‎peace‬ spoiler because as the International Community knows that he funded $12 millions to Al-Shabab Group to recapture Kismayo City where we liberated them with the assistance of the Kenyan Defense Forces.

Unfortunately, President H.E. Hassan Sheikh Mohamud funded and tabled a political motion which he bribed Somali Members of Parliament to submit a motion to derail and destroy the Jubbaland State which was, is and won’t be a possible for him in the near future.

Surely, the Jubbaland State and People build the Jubbaland State complying with the Federal Constitution therefore; it is very shame that President H.E. Hassan Sheikh Mohamud can’t even manage or control how to build the Somali Central State which his own clan lives in.

On behalf of the Jubbaland People and the Jubbaland State, we are fed up with the endless corruptions and political derailment tactics which Somalia’s most corrupted President H.E. Hassan Sheikh Mohamud has been doing against the Jubbaland People and the Jubbaland State.

Jubbaland State is free of Al-Shabab Terrorists and whoever has tried to fund them?

We are warning to the Somali President H.E. Hassan Sheikh Mohamud to stop his derailing tactics because we invited him to share realities in Kismayo City where he even walked without armored vehicles.

By the way, President H.E. Hassan Sheikh Mohamud committed a treason against Somali people in Turkey, and he should be in jail rather starting to derail stable semi-autonomous stets in Somalia.

Whether he likes it or not, the People and the Government of Jubbaland State withdrew Al-Shabab terrorists which President H.E. Hassan Sheikh Mohamud has been funding to derail Jubbaland State.

Well, as the United Nations Monitoring Group on Somalia and Eritrea has exposed their released report on July 12, 2013 which stated the Somali Central Bank Governor paid $ 12 million out of the Somali public treasury which President H.E. Hassan Sheikh Mohamud tried to fund Al-Shabab terrorists in order to recapture the capital city of Jubbaland State – Kismayo has failed so, we are not accepting his foolish derailment tactics any more from now on.

It is true that the Somali Members of Parliament don’t know their responsibilities, and they are now part of continuous obstacles towards the Somali General Elections in 2016 where the Somali People must elect a new leadership from the Somali people who have never committed crimes against humanity.

We have recorded videos which President H.E. Hassan Sheikh Mohamud signed illegal deals, and we will expose soon.

It is the responsibility of the Somali Members of Parliament to question how President H.E. Hassan Sheikh Mohamud committed treason in Turkey than trying to derail Jubbaland State Parliament.

Well, the Somali people and the world knows that how corrupted are Members of the Ruling Damu-jadid Group occupying in Villa Somalia, and we are going to stop them sooner than they think.

We, the Jubbaland People and the Jubbaland State Government thank to the Somali Prime Minister H.E. Omar Abdirashid Ali Sharmake for sharing and building the Jubbaland State with its people.

Best Wishes
#Jubbaland State President H.E. Ahmed Mohamed Islan
Jubbaland State
Communications Department

JPress1

Leave a Reply